Tapahtumia.

Ururka Suomen Somaliland kehitys ja integraatio ry xafladda maalinta haweenka aduunka (international Womens day) Waxaa  lagu Qaban Doonaa Ciwaanka: Linnanrakentajantie, 00880 Helsinki, maalinta Jimcaha 10.3.2017 klo 16.00 -19.00.

Ka soo qayb gal wanaagsan!